Qeexid

"Wax xanuun haayo ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xanuunsan oo kali ah:
  • Shaqaalaha MSF ayaa sheegay in dadka badbaaday ee ay heleen ay ku jirto haweeney leh uur 8-bilood ah, taasoo aad u xanuunsanaysay kadib markii jambiga doonta ay caloosha ku dhufsatay.
  • "Waxaan ka xanuunsanaynaa duqeynta ay maalintii 14-aad Yuhuuddu ku hayso dhulka Falastiin, waxaana ugu baaqaynaa inay joojiyaan xasuuqaas cadownimadu ay ku dheehan tahay" ayay yiraahdeen dad isugu soo baxay Muqdisho iyagoo gubay calanka Israa'iil.