Qeexid

"ld xanuunsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xanuunsad oo kali ah:
  • Markii uu Abuu Hureyra xanuunsaday bukaankii dhimashadiisa ayaa uu ooyay, waxaana lagu yiri maxaad la ooyaysaa?
  • Haweenydan la hadashay HRW ayaa waxay intaas ku dartay: "Aniga waa la i gaaracay, aad ayaana jirta uga xanuunsaday, haddii aan qori haysan lahaa waan dili lahaa askariga, xanuunka i qabtay awgiis".