Qeexid

"xanuun bi'iye m.l (daaw.) Dawo xanuunka bi'isa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xanuun oo kali ah:
  • Wuxuu isku metelayaa sidii qaalin (neef geel ah oo yar) oo uu cudurka dhugatada la yidhaahdaa ku dhacay oo geelii gaadhi waayey xanuun dartii oo iska daba luudaya.
  • Xuska Maalinta Cudurka Juudaanka Caalamka maanta waxaa laga xusayaa maalinta cudurka Juudaanka waxaana maanta oo kale looga hadlayaa wacyigelinta iyo sidii loo ciribtiri lahaa xanuunka oo sannad walba dad tobannaan kun ah oo cusub uu ku dhaco.