Qeexid

"ld xannib1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xannibaad oo kali ah:
  • Hay'ad lala xiriiriyay Argagaxiso Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa waxay xannibaad kusoo rogtay dhaqaalaha hay'ad ka howlgasha Somalia, taasoo lagu eedeeyay inay gacan siiso mintidiin Somali ah.
  • Hubi in ay sanbabada ku beegani ay dhaq-dhaqaaqayso iyo inkale, haddii aad arki weydo wax astaan neefsi ah, u rog qofka dhinac oo dhabarka kaga garaac baabacooyinka gacmahaaga, si aad u furfurto xannibaadaha dhuumihii neefsiga.