Qeexid

"Dhib; cadaadis; kadeed. ld xannibaad, xannibad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xannib oo kali ah:
  • Waxa uu codsaday in dambigooda laga dhigo heer caalami oo ugu yaraan wadamada dariska ah ay xannibaad ku soo rogaan.
  • Waddamada dadkooda xannibaadda lagu soo rogey waxaa ka mid ah Soomaaliya.