Qeexid

"Daryeel."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xannaano oo kali ah:
  • Sidaas darteedna wiilkaas uusan helin barbarian iyo xannaano waalideed ee ay ku dheehan tahay jaceyl, taakuleyn, naxariis.
  • Xannaanooyinka carruurta ee Maraykanka Soomaalidu kuma kalsoona oo dhaqanka ayaa kala duwan, dadkana intooda badani ma wada heli karaan ehel iyo qaraabo carruurta ay kaga tagtaan.