Qeexid

Cid daryeelid.

Qeexid Xigta

Dhaqaalayn; hayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xannaanee oo kali ah:
  • Diin bay u haystaan in ay dumarka dhaqaalahooda ka xayuubshaan, oo iyagu isku xannaaneeyaan; diin bay u haystaan in ay dumar badan guursan karaan iyaga oo aan ku fillayn hal xaas; diin bay u haystaan in ay san haweenku hoggaamin karin qaranka.
  • Goob ganacsi ayey ahayd oo aad muuqaalkeedu ku habboonayd in loo dalxiis tago, ugaadha lagu dhaqo, oo dhirta sii dabar go’aysa lagu xannaaneeyo.