Qeexid

Mad-hab ka mid ah afarta mad'habood oo waaweyn oo Islaamka, waxaana asaasay Imaam Abu Xaniifa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xanafiya oo kali ah:
  • Waxaa janaasada Cabdullaahi ku tukaday Muxammed Binu Al-Xanafiya oo uu dhalay Cali Binu Dhaalib (rc), saxaabo iyo taabiciyiin fara badan.
  • Xanafiyada iyo Sufyaanu sowri waxay dheheen isagaa khiyaar uleh kan zakada dhiibayaa oo wuxuu siin karaa sideeda nooc kuudoono.