Qeexid

"Taag taag yaryar oo soofe iwm ay leeyihiin oo dhaawaca wixii lagu xoqo; dardar; xajiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xanaf oo kali ah:
  • "Waxaan ka guddi ahaan u aragnaa magacaabista Ilko-xanaf mid sharcidarro ah, waayo waxaa loo magacaabay iyadoo aan wax xil-ka-qaadis ah lagu sameyn gudoomiyihii hore," ayuu yiri Sheekh Jaamac.
  • Mar la weydiiyay Ilko-xanaf inay qoraalkii is casilaada u gudbiyeen Ra'iisul wasaaraha Somalia ayuu ku gaabsaday inay xafiiskiisa gaarsiiyeen, balse aysan isaga farta ka saarin.