Qeexid

"Wax caro hayso ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xanaaqsan oo kali ah:
  • Cumar ayaa markaa tagay gurigii walaashii isagoo xanaaqsan, markuu gurigii irriddiisii soo marayo ayuu maqlay qur'aan la akhrinayo waxaana guriga joogey walaashiis, ninkeedii iyo Khabaab oo qur'aan u akhrinayey.
  • Hillary oo xanaaqsan ayaa ilmo ka keentay indhaha odeygeeda kadib markii ay cadaadis ku saartay inuu u sheego gabdhiisa gogol dhaafkii uu sameeyey.