Qeexid

"xanaanada xoolaha m.l Barashada cilmiga xannaanaynta xoolaha."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xanaanada oo kali ah:
  • Sida uu caddeeyay Isu-duwaha Xanaanada Xoolaha ee degmada Gabiley Mr.
  • Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha iyo deegaanka Cali Buureed ayaa sheegey in deegaanku uu u baahan yahay xanaaneyn joogto ah oo xil dheeriya u baahan in la iska saaro isla markaana qof walbo uu u istaago sidii uu u daryeeli lahaa deegaanka.