Qeexid

"Ka x.: qof in uu xanaaqo badid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xanaaji oo kali ah:
  • Hay’adda Naaso, ayaa tidhi; "Bahalkani isaga oo aad u kulul, ayuu soo noqday markaa waxaanu u malaynaynaa in laga soo xanaajiyay oo ay isa soo laayeen qoladaas uu ka yimi ee jooga tuulaha hawada sare."
  • Warkaas oo iyaga iyo Allahoode, Jamhuuriya qortay ayaa si bilaa qiyaas ah uga xanaajiyay Guurtida, iyadoo duqyaal badan koofiyaduhu ka siliteeyeen.