Qeexid

Geed-quwaax xabagtiisa la cuno.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xamxamaa oo kali ah:
  • Sido kale beeshu waxay ka xuntahay dhacdadii dhawayd ee ka dhacday afka xamxamaa waxayna ugu baaqaysaa labada beelood ee walaalaha a in ay fuliyaan qodobada heshiiskii lagu soo af jarey dhibaatooyinkii hore ee laga qubtay degmada rako.