Qeexid

"ld xammuul."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xamuul oo kali ah:
  • Sida ay dad goobjoog ahi u xaqiijiyeen shabakada Garowe online ciidamada Ethiopia ee maanta soo gaaray magaaladda Gaalkacyo waxay wataan ugu yaraan 7 gaari oo kuwa xamuulka qaada ah.
  • Qarax lala beegsadey ciidamada PL Galinkii dambe ee maanta 23.06.2010 waxaa qarax lala beegsadey gaari kuwa xamuulka ah oo sidey ciidamada amniga Puntland kuwooda loo yaqaan Birmadka.