Qeexid

"Haragga indhaha ku rogan oo dhawra."

Qeexid Kale

Daah sumalka caloosha lagaga xiro, si uusan idaha u saaran. 4. ld xamli.

Qeexid Xigta

Rar; qaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xamil oo kali ah:
  • Si kasta ha ahaatee haddiiba xisbigiisu ku guulaysto doorashadan eegan waxa la odhan karaa waa xisbi leh xamil ama sal uu xukun qaran ku xejin karo.
  • Haddii kale, meeshu masaajid maahee, ninkii aan khiyaamada xamilayn, marka horeba yaanu meesha iman."