Qeexid
Qashinka badda ama webigu di badda u soo saaraan.
Qashinka badda ama webigu di badda u soo saaraan.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Candhuuf
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Waxaruhu marka ay ka go'aannaaska hooyadood oo ay gooni u daaqaan;aaran.
Qeexid Xigta: ld ammiir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Haragga indhaha ku rogan oo dhawra.
Qeexid Xigta: Rar; qaad.
Qeexid Kale: Daah sumalka caloosha lagaga xiro, si uusan idaha u saaran. 4. ld xamli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Barxid (caano). ld xariiri.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld khamiir2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caano biyo badan lagu daray; candiid; cindiid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhar jilicsan oo qurxoon qaalina ah oo duntiisa ay samayso diirdiirxariireedu.
Qeexid Xigta: (-ryo, m.dh) Summad idaha dhegaha looga dhigo oo labo alif ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld khamiir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax la xiriira garaadka aadanaha oo fara wanaagga xumahana ka reeba.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: In yar oo biyo ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Badar cajiiman, muddo la huuriyo si loo dubi karo.
Qeexid Xigta: Badar yar, cajiiman oo canjeero, bur iwm lagu fixiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qof aan hanti lahayn noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Badar cajiiman khamiir noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Qof aan waxba haysan; sabool; cayr.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax la miiray.
Qeexid Xigta: ld miyir.
Qeexid Kale: ld miirid1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Kabbasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -antay, -amatay
Qeexid: Qof maqan xumo ka sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Hoore gufur ka saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld miid.
Qeexid Xigta: Meel yar oo biyo qabatin leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Timo iwm gun ka jarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]