Qeexid

"Dareen xooggan oo nafsaani ah oo ka dhasha dhacdo beerqaad leh oo qofku muujiyo farxad, jidbo, yaab iwm."

Qeexid Xigta

Ficil.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xamaasad oo kali ah:
  • Elmer oo ka hadlayay sababta ku kelliftay inuu isu taago tartankaa, wuxuuna diyaariyey khudbad uu ku qurxiyey waxyaabo kiciyey caadifada dadka oo xamaasad geliyey.
  • Carada iyo xamaasadda is-wata iyo dhaqankeennii ahaa in qabaa’il dhan godob ama gallad la huwiyo waxay keeni karaan inay arrinta sii fogeeyaan.