Qeexid

"ld xammaali."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xamaali oo kali ah:
  • "Dhamaan dhaqdhaqaaqa dekeda waa la joojiyay, gaadiidka inay ka baxaan ama uu gaadiid kale galana waa loo diiday" ayuu yiri mid ka mid ah xamaaliyaasha oo la hadlay Garowe Online, kaasoo sheegay in arinta ay ku noqotay layaab.
  • Waxay taasi lagama maarmaan ka dhigaysaa in ay muruq-maalka Madaaradu hoos tagaan Shirkadahaa, iyadoo uu taa macnaheedu yahay in ay Xamaaliintu ka mid noqdaan, Shaqaalaha Shirkadaha madaxabanaan ee handalinka.