Qeexid

"ld xammaali."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xamaal oo kali ah:
  • Markaa cabashooyinka waxa ka mid ah dad dhintay oo aan boosaskoodii la buuxin oo Wakhtiyadii is-bedeladu ay jireen ay ku lumen, dad aan dadba ka tegin baa jira iyaguna oo dhintay oo xamaaliyiinta ka mid ahaa, waxa jira baadi-doon korodhsi.
  • Maxamuud Jaamac, Madax Muruq-maalka oo aan arrintaa wax ka weydiiyay, ayaa yidhi; “Iminka ma jirto wax Xamaalis ah oo la weydiiyo qofka, laakiin qofku xor buu u yahay haddii uu qofka uu doono ee Xamaaliinta ka mid ah wax u garto.”