Qeexid

"Cunto macaan oo laga sameeyo sankor, subag, warango, bur iwm oo la cuno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xalwad oo kali ah:
  • Xalwad iyo xabaasuud xagliyihi timaha marin, ururada haweenkiyo, NGO’yadaydii.
  • Xalwad iyo xabaasuud xagliyihi timaha marin, ururada haweenkiyo, NGO’yadaydii.