Qeexid

"ld xallin2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xallis oo kali ah:
  • "Dowladdu ma doonayso inay dagaal ku xalliso dhibaatada ka taagan dalka Soomaaliya, balse waxay kooxaha kasoo horjeeda ugu baaqaysaa nabad iyo wadahadal" ayuu yiri Madaxweyne Sheekh Shariif.
  • Waxa uu sheegay in Shacbiga Somaliland uu kaligii xallishay arrimihiisa gudaha, kana heshiiyay wixii khilaaf ahaa.