Qeexid

"(-iyo, m.dh) Maaro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xalli oo kali ah:
  • Waxa uu sheegay in ardayda qalinjebisay ay ka mid ahaayeen arday ka kala timi xukuumadda talada haysa, hay’adaha Caalamiga ah, kuwa maxalliga iyo ganacsatada dalkaba.
  • Sheekh Ibraahim Xasan Guureeye oo isaguna horay uga sameeyay degmada Caabudwaaq maamulka ka madaxbannaan Ahlusunna ayaa goobta ka hadlay wuxuuna sheegay inuu ku faraxsan yahay furitaanka shirkaasi lagu xallinayo khilaafka u dhexeya Ahlusunna.