Qeexid

Dhuun weyn oo salka baruur ku leh oo wadnaha ka dillaacda.

Qeexid Xigta

Wax kastoo gudo leh oo aan adkayn, ama korka ka adag iyagoo hoos iyo gudaha ka mootaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine