Qeexid

"Habeennadii la soo dhaafay, kan ugu dambeeyay. ld xalayto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xalay oo kali ah:
  • Nin masjid ka soo baxay oo la diley Kooxo hubeysan oo aan la garanayn ayaa xalay ku dilay gudaha Degmada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay sarkaal ka tirsan ciidamada DF, kaasoo kasoo baxay Masjid kuna sii jeeday gurigiisa.
  • Cirro ayaa sheegay in Magaalada Boosaaso ay tahay magaalo ganacsi isla markaana aan la ogolaan karin in fowdo laga abuuro, isagoo xusay in dilalkii xalay ka dhacay ay ahaayeen kuwo laga naxo oo amaanka wax u dhimaya.