Qeexid

"Wax xalaal ka dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xalaalee oo kali ah:
  • Markaas ayuu haddii uu doono inuu bil ka mid ah xalaaleeyo, wuu xalaaleyn jiray.
  • Waxaan is weydiiyey Sheekhii ama muftigii madaxweynaha Yaman haddii uu u xalaaleeyey laaluush ka bixinaya ama bixiyaha, kii qaadanayey (laaluush qaate) aaway?