Qeexid

"ld xalaalayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xalaalays oo kali ah:
  • Waxa kale oo jirta in gaadiid dawladda loo iibshay aan lagu xidhin lambarka dawladda, taasina ay keentay inay iskaga dhex-tasoobaan geerashyo la dhigay dhexdooda, iyadoo hadii ay doonaan ay gaadiidkaa qaarkood iska xalaalaysteen dad shicib ahi.
  • "Maxay ku nuugtaa maxayse ka nuugtaa" Saddex qolo, oo oqolaba qolada kale dilkeeda xalaalaysatay oo dilkii caadi noqday, kii garta lahaa iyo gardaraalihiina Aamin Caamir baa sawir ka bixiyaya; Muxuu xukun ku gaadhayaa ummadaan?