Qeexid

"Wax shareecadu bannaysay oo lagu dhaqmi karo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xalaal oo kali ah:
  • Doorashada dimuqraadiga ahi ma aha in la codeeyo oo keliya, balse aa in ay noqotaa mid loo wada gudboon yahay, loo dhan yahay oo loolan xaq iyo xalaal ahi dhaco.
  • Haddii dawaladu ay ku xadgudubtu xuqquqdoodaas, doorasho xalaala lama helayo.