Qeexid

"Maaro; mushkilo ama mas'alo maaro u helid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xal oo kali ah:
  • Mas'uul ka tirsan maamulka Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir ayaa lagu dilay xalay albaabka hore ee gurigiisa, iyadoo dilkiisa ay ka dambeeyeen kooxo ku hubeysan bastoolado oo la sheegay inay baxsadeen.
  • Degmada Waxay soo martay marxalado kala duwan waxaana lagu tilmaamaa meelaha istaraatiijiga Xamar ka mid ah.