Qeexid

"(-mayaal, m.l/dh) Bir iyo suuman isku xiran oo faraska afka iyo madaxa loo geliyo oo lagu qabto laguna duwduwo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xakame oo kali ah:
  • Shacabka Ku dhaqan Bosaaso ayaa horey uga codsadey maamulka in la xakameeyo falalka Amaan daro ee ka dhaca gudaha magaalada, balse arinkaasi ayaa waxa dhega duubtay mas'uuliyiinta xukuumada Puntland.
  • Qaar ka mid ah wufuudda ayaa rumeysan in dib u dhigga in la sameeyo baadhitaan hormarsan oo lagu xakameeyo AIDS-ka uu masuul ka yahay dhimashada dadka gaadhaya lix boqol oo maalin walba u dhinta cudurkaas.