Qeexid

"(-iyo, m.dh) Derbi iwm inta qiradiisu le'eg tahay; jurmi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xajmi oo kali ah:
  • Astaanta "Calaamada Nebinimo" ee nabigu ku lahaa labada garab dhexdooda waxaa lagu sheegaa ineey ahayd astaan wareegsan oo le'eg xajmiga ukunta shimbiraha.
  • Waxey qiyaastii leeyihiin xajmiga kabriidka (taraqa) waxaana ku jira hoormoonka gestagen.