Qeexid

Geed yar oo leh caleemo xaadi ku rogantahay iyo dhacaan cuncun deran ku reeba wixii uu taabto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xajiin oo kali ah:
  • Si aan tiigaal lahayn waxan isaga balfin xajiinta iyo xasaradaha uu ninkaasi igula soo galgashay.
  • Waxaa iyana buugga ku jira ilduufyo u badan xagga xarakaadka (punctuations) oo aan nasiib wanaag qiimaha iyo murtida dhex jiifta aan dhaawacaynin, laakiin xajiin ku ah dadka qawaaniinta qoraalka dhowra, sida barta joogsiga (.