Qeexid

"Nabarro yaryar oo aan qotodheereyn oo ku yaal wax dushooda sare."

Qeexid Xigta

Cunto la kariyay inta weelka dhinacyadiisa ku dhegta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xagxag oo kali ah:
  • Doorashada degaanku waxay u dhacday si nabad gelyo ah oo aan lays xagxagan, dhibaatana ka dhicin.
  • Waxa kale oo jirtay in dhawaan iyana kooxo kale ay dagaal ku dhexmaray shir ay ka qaybgaleen, iyaga oo u kala jabay laba kooxood oo ay halkaas isku xagxagteen.