Qeexid

"Neef irmaan oo aan gayax (sidig) ahayn (geel ama lo')."

Qeexid Kale

X. ah: qof aan dhexdhexaad ahayn.

Qeexid Xigta

X. ah: fallaar keligeed la gano oo aan laake ahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xagjir oo kali ah:
  • Axmed ayaa sheegay in iyaga aysan bartilmaameed u ahayn kooxaha xagjiriinta lagu sheego balse taa badalkeeda ay tahay inay wadahadal la furaan.
  • Wareysi uu siiyay Wakaaladda Wararka Yemen ee Saba, ayuu Yuusuf ku sheegay in xitaa aanay u kala sooceyn Qunyar socodka iyo xagjirka Maxkamadaha Islaamiga ah.