Qeexid
Xag ka maalid ( xoolo irmaan).
[-stay, -satay]
f.g3Xag ka maalid ( xoolo irmaan).
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld xagaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Gocasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xagayso. ld xagaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Tallaabo xooggan ku socosho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ubaxbixin; fiidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Naag ka dhigasho.
Qeexid Xigta: Naag xiriir galmo la yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Dheri xagaal ka hoolasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Xabag gurasho.
Qeexid Xigta: Meelo kala duwan ka qaraabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: xagal masaafo-cabbire m.l (-rayaal, m.l/dh) (xis.) Aalad lagu qiyaso masaafo xagleedda laba shay.
m.l
Qeexid: Afarta nur oo sanada midkood; wuxuu u dhexeeyaa guga iyo dayrta; xilliga xagaayadu da'do. ld xa gaay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: xagal qumman m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu dhanyahay 90° ama P/2 gacasin.
Qeexid: xagal janjeedh m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagal cabbirkeedu aan ahayn xagal qumman iyo dhufsane qumman midna.
Qeexid: xagal toosan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu le'egyahay 180° ama laba xaglood oo qumman.
m.dh
Qeexid: Lowga laabatadiisa dibadda u jeedda oo kolka la fariisto ama lugta la laabo, isku laabanta.
Qeexid Xigta: Labo xarriiqood oo toostoosan oo meel isugu yimaada iyo qaabka ay u yeelaan korka ama meesha u dhexaysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: xagal fiiqan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay 0° kana yaryahay xagal qumman (90° ama P/2 gacansin).
Qeexid: xagal daacsan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkedu ka weynyahay 180° kana yaryahay 360°.
Qeexid: xagal furan m.dh (-llo ..., m.dh) (xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay xagal qumman (90°), kana yaryahay xagal toosan (180°).
m.l
Qeexid: (-aayo, m.dh) (c.fal.) Loolka dhexe, waa xilliga ku xiga guga, xiddigis ahaanna waxa loo tixgeliyaa inuu ku beegan yahay kubbad badhka min hornaqa xagaaga (21 juun) ilaa caano maallada isle eg ee dayrta (21 sebtember).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-glo, m.l/-llo, m.dh) (xis.) Saxan ka samayma ratibaadda laba xarriigood (dhinacyo ama gacmo) oo ku kulma bar lagu magacaabo geeska xagasha. Halbeegga waa darajo ama gacansin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -gmay, -gantay
Qeexid: Wax la xagtay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]