Qeexid

"ld xagaa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xagaay oo kali ah:
  • Laydha macaan ee dhacaysa, iyo carafta udgoon ee dhulka xagaayadii ku hoortay ka soo butaacaya inaan sanbabada ka sii dhaansado ayaan goostay.
  • Badweynta Hindiya hirka iyo mawjadda ka soo cartamaya siday xeebta Xamar ugu burburayaan; roobkii xagaayada oo bishii luulyo ku da’aya.