Qeexid

"(-fayaal, m.l/dh) Degaxaar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xagaafe oo kali ah:
  • Xagaafe ayaa saxaafada u sheegay in sababaha ugu waa weyn ee xiligaan isku casilay ay tahay ammaan darada ka jirta Boosaaso iyo maamulka Puntland oo arintaasi wax ka qabasheeda guudareystey.
  • Cali Nuur Xagaafe taliyahii ciidamada booliska magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay qaabkii uu iskaga casilay xilka taliyenimo.