Qeexid

"Dhan; jaho; dhinac; gees."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xag oo kali ah:
  • Qoraaga warbixintan, Bronwyn Bruton, ayaa ku doodeysa in siyaasadda uu Mareykanku xilligan kula dhaqmo Somalia ay tahay mid aan waxba soo kordhineyn, isla markaana horseedeysa in xagjirnimadu ay kusii badato dalka Somalia.
  • Dalka Siimbaabi ayaa beryahaaba elegshankii la ildaraa, kadib markii suququl xagga sanaaduuqda ahi soo food saaray.