Qeexid

"Isu-imaadka dad badani meel isugu yimaado iyagoo xusaya munaasabad muhiim ah."

Qeexid Xigta

Fantasiyaha loo sameeyo aroos iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaflad oo kali ah:
  • Xafladdaas ayaa sidoo kale uu Prof.
  • Dalkan hadaad timaad oo Aad ka qayb gasho xaflad guur waxad ku arkaysaa kaadhka casuumada heblaayo oo Guursatay hebal, halka dalalka kale aad ku arkaysid hebal oo Guursaday heblaayo. dhaqanka Noocan ah kuma jiro inta badan aduunka kale.