Qeexid

"(-syo, m.dh) Qol ama ka badan oo lagu maamulo hawlo guud ama gaar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xafiis oo kali ah:
  • Cali Qaadi, Madaxa xafiiska PENHA ee Somaliland, marwo Sacdiya Muuse Axmed iyo C/laahi Sheekh Cali oo isna ah sarkaal ka tirsan hay’adda UNDP.
  • Wasaraadaas noqotaa hal qabiil Kireysatay Xafiiskaas, Somalia sidaas horumar kuma gaareeso iyo cadaalad.