Qeexid

"(-amay, -antay; -ami) Laba qof xifaalootamid ama is xifaalayn. ld xifaal tan2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xafiiltan oo kali ah:
  • Waxaan uga socdaa waxa lagu mashquulay siyaasad iyo xafiiltan aan cilmiyaysnayn oo han iyo garaad gaabani hagayaan, dalkana u horseedi kara dhibaatooyin.
  • Taas ka sokow degaanka Somalida Itoobiya, waxa waqti badan ka lumiyay xafiiltan siyaasadeed iyo xintan hoose waqtiyadii hore oo dhan, hase yeeshee waxa xilligan ka muuqda dareen wanaagsan oo iftiiminaya in laga gudbay xafiiltankaa hore.