Qeexid
Diifta iyo tabardarrada bugtadu reebto oo baanta u baahan.
Diifta iyo tabardarrada bugtadu reebto oo baanta u baahan.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Aalad dhulka dillaacisa ama ciidda bixisa.
Qeexid Xigta: Markab weyn oo badda qoda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: xawaare ileys m.l (-syo, m.dh) (fiis.)Summad C. Xawaaraha ay ku baahaan hirarka birlabdanabeedka maraaya dulalaati madhan, kaas oo ah madoorsoome fisikeed, le'egna 2.997.925 x 10(8) m/s, waxana loo yaqaanaa madoorsoomaha birlabdanabeed.
m.l
Qeexid: Orod si gaar ah loo ordo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld cafash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: xawaare-hoor beeg m.l (-ayaal ..., m.l/dh) eeg anemoomitir.
f.mg2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Ku x.: ayadoo la ordayo meel xoog ugu wareegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ceel roobku biyeeyo, marka xareeddu dhammaatana la qodo oo maaxda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Saxaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xaar dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax xaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]