Qeexid

"eeg xad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xadid oo kali ah:
  • Sidoo kale, dastuurka dalkaas ayaa laga badalay inta jeer ee uu madaxweynaha xilka haya uu isku sharixi karo doorashada, taasoo horay u ahayd laba jeer, hadase laga dhigay mid aan xadidnayn.
  • Carson wuxuu qiray oo keliya in ay Maraykanku uu taageero xadidan oo military siiyey dawlada Somalia, hase yeeshee, taasi ahayd mid badankeeda loo sii mariyey, ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Africa.