Qeexid

"(axaadiis/-syo, m.dh) (dii.) Falalkii ama hadalladii Rasuulka (n.k.h.a.) laga guuriyey."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaddiis oo kali ah:
  • . Ahlu-xaddiisku waxay ka hortagaan kooxaha baadiyaysan ee ka leexday jidka saxda ah sida Shiicada iwm., sidoo kale waxay ka hortagaan afkaarta mucaasirka ah ee baadiyaysan ee ka soo horjeeda Islaamka sida Calmaaniyada, Hantigoosiga, Hantiwadaaga iwm.
  • Markay tukanayaan gacmaha laabta ma saaraan, inkastoo arinkaas ay ku soo aroortay Xaddiis sugan inuu Nebiga a.n.k. sidaas samayn jiray.