Qeexid

"Xad u yeelid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaddid oo kali ah:
  • Caamir Shakeeti, ayaa ka dhawaajiyay in saxaafadda loo sameeyay sharci xaddidaya howlahooda isla markaana wanaagsan tahay in sharcigaas la tixgeliyo; isagoo sheegey in sharciga cusub uu dhaqangeli doono marka uu saxiixo Madaxweynaha Somalia.
  • . In cadawga lagula dagaallamo af iyo adinba oonan la dhihin koobka aan faatoxo kaliya ku jabinno. 2. In Shacabka loo helo adeegyo waxbarasho, dhaqaale, iyo nololeed si loo yareeyo ama loo xaddido faragalinta shisheeye.