Qeexid

Wax xad loo yeelay ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xadaysan oo kali ah:
  • Arrimahaas dhacay oo dhami waxay keeneen in ugu dambayntii meel xadaysan la gaadho, taas oo xataa ay ku qanceen qaar ka mid ah xiddigaha dunida ugu waaweyni.