Qeexid
Cid xadato dareensiin. ld xanantee, xanatee.
[-teeyay, -taysay]
f.g2Cid xadato dareensiin. ld xanantee, xanatee.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Xididdada oogada oo kaca ama baraaruga kolka ay dareemaan waxyaalo si debecsan oo jilicsan meelaha qaarkood uga taataabanaya. ld xananto, xanato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -teeyay, -taysay
Qeexid: ld xadatee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xadatee. ld xanantayn, xanatayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax dhibban ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (nax.) Goyn shaqal ka mid ah erey. Tus. “garab + o -> garbo”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-dfay, -daftay; -dfi) Xaraf ama erey ka tegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Wax xad u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: (dii.) Xadro ka qaybgelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Hanti qof kale leeyahay si qarsoodi ah u qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Wax is-hortaagid.
Qeexid Xigta: Wax dhibid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) (taar.) Xarriiqda kala qaybisa laba hanti ma guurto ah ama laba waddan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xudduud; soohdin.
Qeexid Xigta: ld xaj.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax xad loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -teeyay, -taysay
Qeexid: ld xadatee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Heerka horumarka dhaqanka, dhaqaalaha, tegnoolajiyada iwm oo wada jira oo ummadi gaarto. ld xad daarad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Dhib; hawkar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]