Qeexid

"Wax dhibban ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xadan oo kali ah:
  • "Digaa xafash leh, qiiqna xolod baa leh, xiisiyo kalgacaliyo xadanto dumar baa leh"ayuu Biixi hoosta ka leeyahay, isaga oo cabiraya sida uu jacaylka Xayaad ugu weyn yahay.
  • Wuxuu keydkaasi la kulmay xilli uu xadan ku joogay, mana dhici Karin in uu ka bedbaxo kadeedkii Soomaali oo idil saameeyay.