Qeexid

"(-do, m.l) Heerka horumarka dhaqanka, dhaqaalaha, tegnoolajiyada iwm oo wada jira oo ummadi gaarto. ld xad daarad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xadaarad oo kali ah:
  • Ninka la yidhaahdo Samuel P. Huntington oo ah qoraa ay dhalashadiisu tahay Maraykan, ayaa sanndkii 1993dii qoray kitaab magaciisa layidhaahdo "Clash of Civilization" Isku dhaca Xadaaradaha.
  • Mid xadaaradda ka soo horjeedda muujineysana in dadka falkaasi geystay aanay ahayn dad leh xadaarad iyo qiyamka suuban ee ummadi leedahay.