Qeexid

"Meeshii laysu asteeyay oo la dhaafo; xadka oo laga baxo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xad-dhaaf oo kali ah:
  • Sida badan arrimahaas waxaa horseeda degganaansho la'aan baahsan ama saboolnimo xad-dhaaf ah oo dalka ku habsata.
  • "Falkii sababay dhimashada iyo dhaawacyada xad-dhaafka ah wuxuu ahaa mid aan laga fiirsan waxaana mas'uuliyadeeda dusha saaranaya kooxaha ka horjeeda DF iyo ciidamada Ethipia" ayuu cod dheer ku yiri mid ka mid ah wadaada masaajida Lafoole.