Qeexid

"ld xabbis1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xabsi oo kali ah:
  • Hase yeeshee ninkaa waqti dambe ayaa la sii daayey, balse markii xabsiga laga soo daayey ma garanayo meel uu qabtay.
  • Wariyahaan oo xabsi horey ugu jirey muddo 20 cisha ayaa lagu haysatey dambi ah in uu sawiro ka soo qaadey wariyihii Faransiiska ahaa ee Dec 16,2007 lagu afduubey duleedka magaalada Bosaso.